macayshad
(m.dh) (-do, m.l)Cuntada lagama maarmaanka ah ee lagu noolaan karo. ld maceeshad, maciishad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macayshad ↴
maceeshad [m.dh]
ld macayshad.
maciishad [m.dh]
ld macayshad.
maciisho [m.dh]
ld macayshad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg