Macnagaro

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Qof ujeeddadiisa fahmid. ld micnagaro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga macnagaro

macnagarasho | micnagaro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg