Macruuf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Ixsaan; wanaag; samafal. 2. (-fyo/-caariif, m.dh) M. ah: qof aad loo yaqaan, caan. 3. ld macriifo. Xiriir aan saaxiibnimo gaarsiisnayn oo cid ka dhexeysa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga macruuf ↴
galtimacruuf | macaariif | macriifo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg