macriifo
(m.dh)1. ld macriifad. 2. ld macruuf (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macriifo ↴
macriifad [m.dh]
Aqoon dheeraad ah oo wax loo leeyahay. ld macriifo.
macruuf [m.l]
1. Ixsaan; wanaag; samafal. 2. (-fyo/-caariif, m.dh) M. ah: qof aad loo yaqaan, caan. 3. ld macriifo. Xiriir aan saaxiibnimo gaarsiisnayn oo cid ka dhexeysa.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg