Macsarad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Saliid cunto oo laga helo miraha geedka sisinta marka la shiido. ld macsaro (2).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga macsarad

macsaro | sisin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg