Madag
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-dko, m.l)Qori gaaban oo sida badan geedka docolka, mareerka iwm laga qoro oo inta dhexda fantax yar looga yeelo ul yar oo af siman leh lagu fariisiyo, kaddibna xoog loo xurbiyo ilaa uu dab ka dhasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madag ↴
madkee | madko |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg