Madal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Meel dad badani isugu yimid. 2. Ballan. ld madar².
Madal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dlay, -dashay; -dli)Qof ballamid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madal ↴
yool | baanise | gogoldhigad | madalbaaji | madalbaajin | madalbaajis | madalhufi | madalhufin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg