Madan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)1. Wax dhagax lagu arjimay ahaansho. 2. Wax dhawaaqiisa la jiiday ahaansho (xaraf). ld medan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madan ↴
umaamadan | cimaamadan | gamaamadan | laxaamadan | madane | maddane | madnaan | medan | rahaamadan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg