madasho
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-shaday, -shatay)ld madalso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madasho ↴
cimaamadasho [m.dh]
ld cimaamadaysasho.
madalso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Meel shir ah arrin ka soo jeedsasho. 2. Cid ballansasho. ld madasho.
rahaamadasho [m.f.dh]
eeg rahaamado.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg