Madaxee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-xeeyay, -xeysay)

1. Kubbad madaxa ku dhufasho. 2. Shir iwm hoggaamin (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madaxee

dhiiguris | dhul-madaxeed yar | madaxeyn | shiish | takoorin | wiiq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg