Shiish
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (-shash, m.l) Kurtun yar, bir ah oo ka soo taagan dhuunta buntukha madaxeeda hore oo marka wax la nishaabayo iyada iyo fantax yar oo iyaduna buntukha meel dhexe oo hore kaga taal laysku abbaaro. 2. Nishaab; toog.
Shiish
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)Wax nishaabid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shiish ↴
yeeg-bishiish | banji-bishiish | baqshiish | baqshiish | baqshiishid | bashiishad | bashiishasho | bashiishirad | bashiishirasho | bashiishiro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg