maliiddo
(m.dh) (-ooyin, m.l)Mindi yar oo madaxa lagu xiirto, hargaha lagu hoolo, ilmahana lagu gudo. ld maddiil, mandiil, mindiil.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maliiddo ↴
maddiil [m.dh]
ld maliiddo.
mandiil [m.dh] (-lo, m.l)
ld maliiddo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg