Maddo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Ceelka bartankiisa, meesha ilaha biyuhu isugu yimaadaan. 2. Meesha wax walba u ah bartamaha. 3. Ceelasha aan biyahoodu go'in.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maddo

yaasiinmaddoone | laamaddoo | laamaddood | adamaddoon | gobannimaddoon | maddooyaa | maddooyamaddooyo | maddooye | maddooyeysasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg