Madfac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo/-daafiic, m.dh)

Qalab hubka waaweyn oo lagu dagaallamo ka mid ah, ka samaysan birlab ama macdan kale oo adag, lehna dhuun dheer oo ay ka ridmaan jaliilado qarxada oo wax guba waxna burburiya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madfac

madaafiic |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg