Madhxin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(fiis.) Summad C. Astaanta keydinta saldanabka ee ay gudbiye ama urur gudbiyeyaal iyo ma-gudbiye leeyihiin. Madhxinta madhxiye waa saami saldanabka Q ee hal gudbiye iyo keyd faraqa u dhexeeya labada gudbiye. Halbeegga madhxintu waa farad. C = Q/V.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madhxin ↴
faradh | hakis | madhxiye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg