Madi

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Nin aan lahayn walaalo rag ah.


Madi

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.l)

1. Gabar aan lahayn walaalo. 2. Neef xoolo ah oo caano badan leh.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madi

umaamadid | ansaar | biyo | boy | calaamadi | calaamadin | dalawi | gamaamadid | laxaamadid | madaa'iix |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg