madmad
(m.l)1. Hilib qurmay oo googo'ay. 2. Hilib aad loo karshay, karshin. 3. Dhar aad u gaboobay oo marka la taabto dildilaaca.
madmad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)1. Wax qurmay oo googo'ay noqosho (hilib). 2. Wax aad loo karshay noqosho (hilib). 3. Wax gaboobay oo googo'ay noqosho (dhar).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madmad ↴
dhegayare [m.l]
Miro yaryar, madmadow, dhuudhuuban oo madax kuuskuusan leh oo shaaha lagu udgiyo. qoronfol, qoronful.
filfil [m.dh]
Miro yaryar, madmadow leh dhadhan kulul oo uu dhalo geed faalala oo ka baxa dhulka kulul.
geeldooje [m.l]
1. Daruuro madmadow oo cokan oo muuqda badanaa marka roobku da'ayo. 2. Roob bada.
jawdheer [m.dh]
1. (bot.) Geed caleemo madmadow oo yaryar iyo laamo oo dhuudhuuban oo asal fiican leh. 2. (m.u) Laan la jaray oo mayraxdii laga gurtay oo engegtay oo ul laga dhigto ama la shito. 3. Masalle harag ah.
jirraaqo [m.dh]
(c.nafl) Nooc ka mid ah quraanyada waaweyn, madmadow, madax-yo waaweyn oo raxanraxan u socota; buu-lallo.
jusur [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-rro, m.dh)
Kuul yaryar, madmadow oo barbaarku qoorta ku xirto si uu ugu xarragoodo.
madmadid [m.f.dh]
eeg madmad².
qaranful [m.l]
Miro yaryar, madmadow, dhuudhuuban oo madax kuuskuusan leh oo shaaha lagu udgiyo. ld qorofol, qoronful.