madoobaan
(m.f.dh)eeg madow². ld madoobaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madoobaan ↴
cilcillow [m.l]
Waqtiga u dhexeeya markay qorraxdu dhacdo iyo inta aan aasku aad u madoobaan. ld cilcillaw.
gibilmadoobaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg gibilmadoobow. ld gibilmadoobaa.
madoobaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg madoobow. ld madoobaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg