madoobow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-baaday, -baatay)

1. Wax midib madow leh noqosho. 2. Uurkutaallo darteed midab madow yeelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madoobow

gibilmadoobow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-baaday, -baatay)
Wax gibilmadoobaad ku dhacay noqosh.

madoobaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg madoobow. ld madoobaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg