Madow

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Midibka dhuxusha. 2. Mugdi, gudcur. ld madoow¹.


Madow

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-oobaa, -oobayd; madmadow)

1. Wax midibka dhuxusha oo kale leh ahaansho. 2. Wax mugdi ah ahaansho (meel). 3. Qof uurkutaaleysan ahaansho. ld madoow².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madow

saabbuunmadow | yaadaddo | laabbis | caad | gaaf | kaahin-dulmadow | laami | maaleeyo | nabaraan | saalimo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg