Laami

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Gufar madow oo ka hara badroolka, dhuxusha iwm oo lagu sameeyo waddooyinka.


Laami

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Badar karsamaya walaaqid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laami

laamin | raan | bulaamid | caday | daamir | dillaamid | dullaamid | galaami |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg