Magaag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Jirro dadka ku dhacda oo ka timaaddo nafaqo xoolaad la'aan. 2. M. ah: faras aan la jarabarin. 3. ld magaagid.
Magaag
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)1. Nafaqo xoolaad la'aan darteed la jirrasho. 2. Iska m.: laf feenasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magaag ↴
magaagid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg