Magacdheerow

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-raaday, -raatay)

Wax caan ah noqosho (qof ama meel).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magacdheerow

magacdheeraansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg