magli
(m.l) (-iyo/magli, m.dh)Billaawe.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magli ↴
billaawe [m.l] (-wayaal, m.l/dh)
Mindi labada dhinac af ku leh, caarad dhuuban iyo daab xardhan oo gees ama caag iwm ka samaysan leh oo ay ragga qaataan; magli.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg