magmakee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-keeyay, -kaysay)

Ku m.: wax meel daloosha oo ciriiri ah si xoog leh ugu riixid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magmakee

magmakayn [m.f.dh]
eeg magmakee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg