magoog
(m.l)

1. Tacabka beeraha. 2. M. ah: geed har weyn leh geed-saar ka dulbaxay. 3. Qof aan waxtar lahayn. 4. ld magoogid.

magoog
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)

Daash, geed iwm har u yeelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magoog

magoogid [m.f.dh]
eeg magoog². ld magoog¹ (4).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg