Mahadnaq

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Ereyo xushmad iyo qaddarin loo jeediyo cid samafashay. 2. ld mahadniqid.


Mahadnaq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday; -niqi/naaqi)

U/ku m.: cid samafashay ereyo xushmad iyo qaddarin leh u jeedin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mahadnaq

alxamdulillayso | mahadceli | mahadnaqid | mahadniqid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg