mahadnaqid
(m.dh)ld mahadniqid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mahadnaqid ↴
alxamdulillayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ilaah u mahadnaqid.
mahadceli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
U m.: cid abaal gashay u mahadnaqid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg