Majaajillo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(riw.) Ereyo iyo falal loogu talaggalay in dad looga qosliyo. ld majaajilo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga majaajillo

majaajilloo | majaajillood | majaajilo | majaajiloo | majaajilood | malaxayso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg