Majare
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)1. Dhabbe ama xariiq maraakiibta ama dayuuradaha lagu wado. 2. Waddo la maro. 3. 32 xariiqood ee ku yaal diiradda dusheeda middood.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga majare ↴
raawis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

