Raawis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld raawin; ld raawisid(2).

Raawis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Mindi iwm gabowday oo aan wax goyn karin. ld saawir.

Raawis

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Gaadiid-badeed majare u toosin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raawis

raawin | raawisid | raawisnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg