Makalaalax
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:M. ah: Qof hurdo laga kiciyay oo aan weli baraarugin.
Makalaalax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Qof hurdo ka kicid isagoon weli bogan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga makalaalax ↴
dheelallaabo | makalaalaxsan | makalaalaxsanaan | makalaalaxsanaansho | makalaalixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg