Malanda'

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Gaaridda uu gaaro awr baarqab ahi heerka ugu sarreeya qooqa.


Malanda'

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-da'ay, -da'day)

Awr baarqab ah heerka ugu sarreeya qooqa gaarid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga malanda'

malanda' | malanda' | malandi'id |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg