Maldah

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-hay, -hday; -dihi)

Hadal sarbeebid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maldah

af | afmaldah | afmaldahid | baaq | maldahan | maldahnaan | maldahnaansho | maldahnow | maldihid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg