maldheer
(m.dh)

ld mandheer.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maldheer

mandheer [m.dh]
(c.nafl.) Xubin laga helo naasleyda iyo xayawannada kale ee ilmaha dhala, kaas oo uurjiifku ku dhejisan yahay gidaarka ilmagaleenka. ld maldheer.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg