maleegid
(m.f.dh)

eeg maleeg.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maleegid

maliiq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Caw, dun iwm maleegid. 2. Dhoobo dufan iwm isku dhoobid (qof).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg