maliiq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)1. Caw, dun iwm maleegid. 2. Dhoobo dufan iwm isku dhoobid (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maliiq ↴
maliiqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
1. Caw dun iwm wax la maleegay ahaansho. 2. Wax aan la tarraxin ahaansho. 3. Ku m.: wax dhoobo dufan iwm ku dhoobantahay ahaansho (qof).
maliiqid [m.f.dh]
eeg maliiq.
maliiqnaan [m.f.dh]
eeg maliiqan. ld maliiqnaansho.
maliiqnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maliiqan.
maliiqo [m.dh]
ld maleeqo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg