maliil
(m.l)

1. ld mariil 1. Qof tabartii ku dhamaatay jirro muddo haysay ama hayso awgeed. 2. ld maliilid.

maliil
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iilay, -iishay)

Maliil noqosho. ld mariil².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maliil

maliili [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Jirro cid maliil ka dhigid. 2. Cid bugta baanin. ld mariili.

maliilid [m.f.dh]
eeg maliil². ld maliil¹, mariil¹, mariilid.

maliilin [m.f.dh]
eeg maliili. ld mariilin.

mariil [m.l]
ld maliil1. ld maliilid.

mariil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iilay, -iishay)
ld maliil².

mariili [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld maliili.

mariilid [m.dh]
ld maliilid.

mariilin [m.dh]
ld maliilin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg