Malkhabad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Garbasaar qafiif ah, qurxoon oo dumarku qaatan. ld malkhamad, malqabad.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga malkhabad

malkhamad | malqabad | mililikh |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg