malo
(m.dh)1. Nooc libaax badeedka ka mid ah. 2. Saxaro jilicsan oo ubadka yari dhigaan. 3. ld male.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh malo ↴
carmaloobid [m.f.dh]
eeg carmalow.
carmalow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Carmal noqosho.
male [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Wax aan la hubin. 2. (fk) Mindhaa. 3. ld malo.
malooq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Ku m.: subag, dhoob, wasaq iwm meel ku dhoobid.
malooqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
Wax subag, dhoobo, wasaq iwm lagu dhoobay ahaansho.
malooqasho [m.f.dh]
eeg malooqo.
malooqid [m.f.dh]
eeg malooq.
malooqnaan [m.f.dh]
eeg malooqan. ld malooqnaansho.
malooqnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld malooqnaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg