malooqan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-qnaa, -qnayd)

Wax subag, dhoobo, wasaq iwm lagu dhoobay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh malooqan

malooqnaan [m.f.dh]
eeg malooqan. ld malooqnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg