maluuqan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-qnaa, -qnayd)1. Wax timaha laga wada xiiray ahaansho (qof). 2. Wax subag, dhoobo, wasaq iwm lagu dhoobay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maluuqan ↴
maluuqnaan [m.f.dh]
eeg maluuqan. ld maluuqnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg