manjarroorid
(m.f.dh)eeg manjarroor². ld majarroor¹, majarroorid, manjarroor¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh manjarroorid ↴
majarroor [m.l]
ld manjarroorid.
majarroorid [m.dh]
ld manjarroorid.
manjarroor [m.l]
1. (-rro, m.dh) Masharaaf. 2. ld manjarroorid. Daal ka yimaada taagnaan badan.
mijarroor [Magac Lab | Noun Masculine]
ld manjarroorid.
mijarroorid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld manjarroorid.
minjarroor [Magac Lab | Noun Masculine]
ld manjarroorid.
minjarroorid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld manjarroorid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg