Manqas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Laba birood oo isku xiran afna leh oo wax lagu jaro; qardhabo. ld maqas.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga manqas

maqas | qabato |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg