Maqaarholac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro .., ml.)

(daaw.) Halaamacoodka haragga oo inta badan uu keeno dulan dibadda uga imaada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maqaarholac


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg