Maqsuud

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

M. ah: qof wuxuu rabo haysta. ld mabsuud¹.

Maqsuud

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Qof raalli noqosho. ld mabsuud².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maqsuud

mabsuud | mabsuud | mabsuudi | mabsuudid | mabsuudin | maqsuudi | maqsuudid | maqsuudin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg