Maraar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)

Qalqalooc ama xarar wax la qorayo loo yeelo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maraar

annilliida | balaatihelmantis | gol | hunguricad | maraarnimo | moolaska | ruugmaraar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg