Marabbi
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Neef rabbaayad ah oo aan dadka ka cararin. ld murabbi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marabbi ↴
dabjoog | murabbi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg