Maragfur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Sheegidda wax dhacay oo goobjoog loo ahaa la sheego. ld maragfurid.

Maragfur

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax dhacay oo goobjoog loo ahaa sheegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maragfur

maragfurid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg