Marawaxadi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Wax babbin. 2. Marwaxad wax ku qaboojin. ld marwaxadi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marawaxadi ↴
marawaxadin | marwaxadi | marwaxadin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg